Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Saxiixay Labo Siyaasadood (Daawo Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga  Soomaaliya  Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa  saxiixay laba siyaasadood oo kala ah Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Siyaasadda tababarada ee Wasaaradda Gaashaandhigga, kuwaas oo muhiim u ah howl maalmeedka baaxadda leh ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay baahida ay Wasaaradda u qabto dhaqan-gal ka iyo dardargelinta labada Siyaasadood … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Saxiixay Labo Siyaasadood (Daawo Sawirro)